Alif-beetada/Alfabetet

Waxaa mar walba lagama maar maan ah marka aad rabitid inaad baratid luuqad marka hore waa inaad si fican u fahantaa alif-beetada luuqada aad baraneysid.

Hadaba luuqada Swedishka waxey ka kooban tahay 29 xarfood. Taas oo 9 xarfood oo ka mid ah  ay yihiin shaqal (Vokaler) halka 20 soo hartayna ay tahay Shibbane (konsonanter)


Waxaana xaqiiqa ah hadii qofku uu sifican u fahamo dhawaqa alif-beetada iney u sahlanaaneyso barashada luuqada swedishka.

Hadaba eeg halkaan hoose.




Halkaan Ka Baro Dhawaqo Alif-beetada Swedhiska
Halkaan Ka Baro Xarfaha Loo Yaqaan Shibane (Konsonanter)
Halkaan Ka Baro Xarfaha Loo Yaqaan Shaqalka (Vokaler)