Verb beskriver vad någon gör eller vad
som händer, T.ex. pratar, hoppar och regnar. Verbet visar när det händer genom
olika böjningar, T.ex pratar (presents), pratade (preteritum). Det kallas för
verbets tempus.
- Hoppa ur bilen.
- Det regnar .
- Han pratar .
Falka Wuxuu qeexayaa wax uu qof
sameynayo ama wax dhacaya. tusaale ahaan pratar, hoppa. och regnar,
falku wuxuu ku tusayaa goortii ay wax dhacayaan inkastoo oo uu isbed-beddelo
tusaale ahaa pratar waa (presens) waxeyna cadeyneysa fal hada dhacaya
halka pratade tahay (preteritum) oo ay cadeyneyso fal mar hore
dhacay. Taasna waa isbed-beddelka ereyada
- Ka boodaya baabuurka.
- Waxaa da'aya roob
- Isaga wuu hadlayaa.
Tempus/habka isku badalan falka
Nu-fokus
Före
|
Nu
|
Efter
|
Mohamed har arbetat.
(perfekt)
|
Mohamed arbetar.
(presens)
|
Mohamed ska arbeta.
(futurum)
|
Då-fokus
Före
|
Då
|
Efter
|
Mohamed hade arbetat.
(pluskvamperfekt)
|
Mohamed arbetade
(preteritum)
|
Mohamed skulle arbeta.
(futurum preteriti)
|
- Halkaan Ku dhufo si aad faahfaahin badan u hesho >>>>Verb
No comments:
Post a Comment