Svenska Språket--Luqada Swedishka Ku Baro Afkaaga hooyo
Asc,
Ku soo dhawaada blog-gaan oo ah meel aad ka baran karto luuqada swedish-ka. Taas oo aan ku soo gudbin doono qeybo badan oo runtii idin ka caawin doona inaad si dhaqso ah ku barataan luuqada swedish-ka. Sida verb, adjektiv, substantiv, pronomen iyo qeybo badan oo aan runtii halkaan lagu soo koobi karin.
Balse waxaan ku dadaaleynaa insha allah inaan soo gudbino wax yaabaha ogu mihiimsan oo qofka u sahlaya inuu si fudud ku barto luuqadaan. Waxyabaha ogu muhiimsan waxaa ka mid ah inuu qofka sifican u fahmo waxa loo yaqaan (Svenska Grammatik) ama naxwaha iswiidhiska.
Subscribe to:
Posts (Atom)